Gantaalo lagu weeraray Magaalada Riyadh & khasaare nafeed oo ka dhashay

audi Arabia ayaa sheegtay in nidaamkeeda difaaca cirka uu ka hortagay gantaallo nuuca baalistiga ah oo looga soo tuuray dhinaca dalka Yemen. Wakaalada wararka Sacuudiga ayaa sheegtay in gantaalladani lagu soo tuuray gobolka Jizan ee xadka la leh Yemen iyo magaalada caasimadda ah ee Rıyad. Sacuudigu wuxuu sheegay in laba qof ay kaga dhaawacantay firir … Continue reading Gantaalo lagu weeraray Magaalada Riyadh & khasaare nafeed oo ka dhashay